StarNgage
  • 브랜드
    • #1 Content Creator Marketplace

      To connect brands with marvelous content creators from different channels and media.

    • 인플루언서 순위
    • 브랜드 랭킹
    • 상위 20명의 인플루언서 참여율 순위
    • 참여율로 순위가 매겨진 미국 상위 20명의 인플루언서
    • Instagram 패션 분야에서 가장 인기 있는 인플루언서 발견
  • 가격
  • 도구
    • Powerful Marketing Tools

      Everything you need to supercharge your influencer marketing campaigns.

    • 가짜 팔로워 검사기
    • 산업 표준
    • 광고 비율 기준
    • 인플루언서 고용
    • 해시태그 분석
    • AI 도구 디렉토리
    • 인플루언서 발견
  • 자료
    • Helpful Resources

      Learn, explore and get answers to all your influencer marketing questions.

    • 사례 연구
    • 자주 묻는 질문
    • 문의하기
    • 우리에 대하여
  • 블로그
  • 플랫폼
    • Our Platforms

      Explore our suite of tools and platforms built for modern influencer marketing.

    • 크리에이터 마켓플레이스
    • 크리에이터 관리
    • 크리에이터 제휴
    • AI 캐릭터 생성기
    • AI 크리에이터 발견
    • AI 리드 생성
    • English
    • Español
    • Italiano
    • 한국어
    • 日本語
    • 简体中文
    • 繁體中文

    • 더 많은 언어
로그인
가입
  • 브랜드
  • 가격
  • 도구
  • 자료
  • 블로그
  • 플랫폼
  • 로그인
  • 가입
VOA SOMALI

VOA SOMALI

@voasomaliInstagramBrand
🇸🇴Somalia
Education

Average engagement rate on the posts is around 0.24%. The average number of likes per post is 11 and the average number of comments is 5.

Waa Bogga Instagram-ka Laanta Af-Soomaaliga ee VOA Washington.

20,436
Followers
0.24%
Engagement Rate
50
Engagement per post
11
Average likes per post
5
Average comments per post

Check Fake Followers

Growth trends, audience age, brand affinity and more

Follower and engagement growth, dominating age group, notable followers, mentions and audience brand affinity for @voasomali are available to StarNgage members.

Sign up free to unlock

Recent Posts

Madaxa howlgalka ATMIS ayaa ku baaqay taageero caalami ah oo la siiyo ciidamada
Madaxa howlgalka ATMIS ayaa ku baaqay taageero caalami ah oo la siiyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowr furin oo kala duwan oo dalka ah kula dagaalamaya kooxda Al-Shabaab. Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya aysan u baahneyn kaliya tababar, balse ay u baahan yihiin qalab, xirfado ay helaan saraakiisha, iyo in la qaado xayiraadda hubka, si dalka u iibsan karo hub. Wareysi uu siiyey VOA Somali, ayaa Souef waxa uu ku sheegay in Soomaaliya ay leedahay “ciidan da’yar” ayna beesha caalamka mas’uuliyad ka saaran tahay inay ku taageeraan hub, rasaas iyo aqoon xirfadeed. “Waad aragtay waxa ka dhacay Israel, arrinta u dhaxeysa Xamas iyo Israel, deg deg ayey saaxiibadooda, oo Mareykanka ku jiro, deg deg ayey u qaateen go’aan ay ku taageerayaan Israel, marka ay noqoto hub iyo rasaas,” ayuu yiri isaga oo soo xiganaya dagaalka Israel iyo Xamas, kaasi oo dhaliyey in Mareykanka uu maalmo gudahood ku diro gargaar militari oo deg dega ah. “Waxaan u maleynayaa in Soomaalida ay hadda la tacaalayaan cunaqabateynta … inay tahay in la qaado xayiraadda.” Souef waxa uu sheegay in qaar ka mid ah dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya ay ogolaadeen inay ciidamada Soomaaliya ugu deeqi doonaan qalab, baabuur iyo qoryo marka ay dalka ka baxaan bisha December ee 2024. Waxa uu xaqiijiyey in Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika uu ansixiyey codsiga Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bil ah la hakiyo bixitaanka 3,000 oo askari oo nabad-ilaaliyeyaal ah. “Si rasmi ah ayaa dib loogu dhigay saddex bil.”
11–
Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Maraykanka ayaa u doortay xildhibaan S
Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Maraykanka ayaa u doortay xildhibaan Steve Scalise inuu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya Afhayeenka Aqalka Wakiillada, kadib markii toddobaadkii hore xilka laga qaaday Kevin McCarthy oo hore xilkaas u soo hayey. Xubnaha Jamhuuriga ayaa cod qarsoodi ah ku doortay xildhibaan Steve Scalise, waxaana xisbiga dhexdiisa kula tartamayey Jim Jordan oo haatan ah guddoomiyaha guddi hoosaadka Garsoorka ee Aqalka Wakiillada. Xildhibaan Steve Scalise ayaa hortagi doona fadhiga guud ee Aqalka Wakiillada Maraykanka, isaga oo xilkaas ku guulaysan doona haddii uu helo aqlabiyadda mudanayaasha golaha. Xisbiga Jamhuuriga ayaa tiro aad u yar ku hoggaaminaya Aqalka Wakiillada, iyaga oo haysta 221 mudane, halka xisbiga Dimoqraadigu haysto 212 mudane.
––
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay suurta-galnimada in dagaalka Israel iy
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay suurta-galnimada in dagaalka Israel iyo Xamas uu ku fido Bariga Dhexe, xilli ay jiraan dhaq-dhaaqyo ay koonfurta Lubnaan ka wadaan urur Xizbullaah. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres ayaa tan iyo Sabtidii oo ahayd markii ay Xamas qaaday weeraro ka dhan ah Israel, wuxuu xiriiro is-dabajoog ah la sameeyey mas’uuliyiinta Israel iyo Falastiin, Ra’iisul Wasaaraha ku-meel gaarka ah ee Lubnaan, madaxweynaha Turkiga, Ra’iisul Wasaaraha Qatar iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Iran.
5–
Wada-hadallo laba geesood ah oo u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka dalka Kenya
Wada-hadallo laba geesood ah oo u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka dalka Kenya ayaa mar kale ka furmay dalkaasi kadib muddo ay wada-hadallada hakad ku jireen. Dhinacyada ayaa filayaa inay ka wada hadlaan qodobo ay ka mid yihiin arrimaha masiiriga ah, cadaaladda, doorashooyinka, iyo qodobo kale.
2–
Wasaaradda Caafimaadka Gaza ayaa sheegtay in daraasiin Falastiiniyiin ah lagu di
Wasaaradda Caafimaadka Gaza ayaa sheegtay in daraasiin Falastiiniyiin ah lagu dilay laguna dhaawacay duqeyn ay Israel ka gaysatay xerada qaxootiga Jabalia, Isniintii October 9. Israel ayaa dagaal ku iclaamisay dagaal-yahannada Xamas kadib weerar ay kooxda ku qaaday degaanada Israel ee xuduudda Gaza. Ugu yaraan 493 qof ayaa lagu dilay duqeymaha Israel ee Gaza tan iyo markii Xamas ay weerartay Israel Sabtidii, sida laga soo xigtay tirada khasaaraha ee ay daabacday wasaaradda Isniintii. #israel #palestine #gaza #reels #igreels #videography #voa #hamas #gazacity #jabila #refugees
234
Madaxweyne Joe Biden ayaa ku cambaareeyey kooxda Xamas weeraradii naxdinta lahaa
Madaxweyne Joe Biden ayaa ku cambaareeyey kooxda Xamas weeraradii naxdinta lahaa ee dhinacyada badnaa ee ay ku qaaday Israel Sabtidii, isaga oo ku tilmaamay "ficil xun", wuxuuna wacad ku maray taageerada Mareykanka. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay boqolaal qof oo rayid ah oo ay ku jiraan ugu yaraan 14 Maraykan ah. Isagoo ka hadlaya Aqalka Cad, Biden wuxuu yiri, "Qalbigeena waa laga yaabaa inuu jabo laakiin go'aankeena waa cad yahay." “Yaanu shaki kaa gelin: Mareykanka wuxuu garab taagan yahay Israel. Waxaan xaqiijin doonnaa in qaranka Yahuudda iyo Dimoqraadiga ah ee Israel ay is-difaaci karaan maanta, berri, sida aan mar kasta sameyn jirnay.” #israel #gaza #reels #igreels #videography#voa #hamas #biden.
7–
Weerarka bandhigga music ee Tribe of Nova ayaa la rumeysan yahay inuu yahay xasu
Weerarka bandhigga music ee Tribe of Nova ayaa la rumeysan yahay inuu yahay xasuuqii ugu xumaa ee shacab ee taariikhda Israel, ayada oo ugu yaraan 260 qof ay dhinteen, halka tiro aan la ogeyn la afduubtay. Tobaneeyo mintidiin ah, oo soo jebiyey xeendaabka adag ee Israel, ayaa rasaas ku furay dhallinyaro isugu yimid inay bandhigga faneed ugu dabbaal degaan munaasabadda Yahuuda ee Sukkot. Dad aan weli tiradooda la aqoon ayaa laga qafaashay goobta, lamana garanayo halka lala aaday. Xamas ayaa sheegatay inay gacanta ku hayso illaa 100 la haystayaal Israeli ah. - AP #israel #gaza #reels #igreels #videography#voa #hamas #hostages
959
NEW YORK - Hay'adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Salaasadii ku baaqday in la sam
NEW YORK - Hay'adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Salaasadii ku baaqday in la sameeyo waddooyin ammaan ah oo la mariyo gargaarka bini'aadanimo ee la geynayo marinka Gaza, taas oo ay isticmaali karaan shaqaaleheeda iyo gargaarka ay wadaan. Bayaanka ay soo saartay WFP ayay ku sheegeen inay bilaabeen, hawlgal degdeg ah oo ay doonayaan in cunto lagu gaadhsiiyo in ka badan 80,000 oo qof oo ku nool marinka Gaza iyo Daanta Galbeed, kuwaas oo haatan aan haysan adeegyada aasaasiga ah, sida cuntada iyo biyaha. WFP ayaa intaas ku dartay inay qaybiyeen cuntooyin diyaar ah, taas oo ay gaadhsiiyeen illaa 73,000 oo qof oo ku nool marinka Gaza. WFP ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay xaaladda cunto yaraanta ee ka jirta Gaza, iyada oo haatan ay gabaabsi yihiin, cuntooyinkii yaallay meheradaha ganacsigu, ka dib markii ay Israa'iil ku dhawaaqday inay gebi ahaanba go'doominayso deegaankan. Israa'iil ayaa sheegtay inay tallaabadan u qaadayso, si ay uga falceliso weerarkii Sabtidii. Waxaa xidhan dhammaan xuduudaha iyo marinada u dhexeeya Gaza iyo Israa'iil, taasoo ay WFP sheegtay inay sare u sii qaaday xannibaadaha dhinaca gargaarka bini'aadanimo. https://www.voasomali.com/a/7305175.html
7–
Israel ayaa duqaymo aan kala joogsi lahayn ku garaacday bartamaha magaalada Gaza
Israel ayaa duqaymo aan kala joogsi lahayn ku garaacday bartamaha magaalada Gaza Talaadadii, kadib markii ay wacad ku martay inay aargoosi "la xusuusan doono qarniyo" la beegsan doonto kooxda Xamas oo weerar lama filaan ahaa ku qaaday Israel Sabtidii. Milatariga Israel ayaa sheegay inay duqeeyeen boqolaal bartilmaameed oo ku yaalla xaafadda Rimal ee magaalada Gaza, oo ah degmo ay dadku ku badan yihiin oo hodan ah, oo ay deggan yihiin wasaarado ka tirsan xukuumadda Xamas, iyo sidoo kale jaamacado, ururo warbaahineed iyo xafiisyada hay'adaha gargaarka. Kadib saacado weeraro aan kala joogsi lahayn, ayaa dadka qaar waxay ka soo baxeen guryahoodii markii waagu baryay si ay u arkaan dhismayaal ay kala dhantaaleen duqeymaha. - AP #israel #gaza #reels #igreels #videography#voa #hamas #airstrike
12–
Taalibaan ayaa beenisay warar ku saabsan inay isku dayayaan inay ku biiraan daga
Taalibaan ayaa beenisay warar ku saabsan inay isku dayayaan inay ku biiraan dagaal-yahannada Xamas, kadib markii qoraal been-abuur ah oo lasoo dhigay barta X lagu sheegay in kooxda reer Afghanistan ay dooneyso inay safarto si ay ugu biirto dagaalka. Fallanqeeyayaasha ayaa sheegay in tani ay Taalibaan galisay xaalad adag oo ah in ay si cad uga laabtaan taageerada Xamas, lagana yaabo in ay ka careysiiyeen qaar ka mid ah xubnahooda. Cinwaanka baraha bulshada ee Taliban Public Relations, oo markii dambe magaca u beddeshay #Free Palestine, ayaa Sabtidii soo qoray in Taliban ay la xiriirtay Iran, Iraq iyo Jordan kana codsatay marin ay ugula biiraan Xamas dagaalka socda ee ay kooxda kula jirto Israel. Qoraalka oo la daawaday in ka badan 2.5 milyan oo jeer, ayaa waxaa sidoo kale qaatay qaar ka mid ah warbaahinta. Madaxa xafiiska siyaasadda Taliban ee Doha, Mohammad Suhail Shaheen ayaa koox weriyayaal ah oo ku jiray group WhatsApp ah u sheegay in warkan uu yahay mid aan sax aheyn. “Sax ma ahan,” ayuu qoray isaga oo ka jawaabaya su’aal, waxaana uu intaas ku daray “Waa warar ku-tiri ku-tayn ah, ma ahan war xaqiiq ah.” Afhayeenka Taliban Zabiullah Mujahid ayaa u sheegay VOA in “wasaaradda arrimaha dibedda Taliban ay soo saartay war-saxaafadeed, islamarkaana mowqifkood uu weli sidiisa yahay.” Bayaanka wasaaradda arrimaha dibedda Taliban oo lasoo saaray Sabtidii ayaa lagu sheegay “Inay si taxaddar leh isha ugu hayso dhacdooyinka Gaza.” “Imaaradda Islaamiga waxay u aragtaa difaac kasta iyo iska caabin kasta oo shacabka Falastiin ay ku doonayaan xorriyadda dhulka iyo goobaha barakeysan inay tahay xuquuqdooda saxda ah,” ayaa lagu yiri bayaanka. Dagaalka Israel iyo Xamas ayaa billowday Sabtidii kadib markii dagaal-yahannada Xamas ay jebiyeen xeyndaabyada xuduudda Gaza, ayna galeen magaalooyinka koonfurta Israel. Xamas ayaa aheyd mid ka mid ah kooxihii ugu horreeyey ee Taliban ugu hambalyeeyey inay la wareegtay awoodda Afghanistan 2021. Labada koox ayaa kadib kulmay dhowr jeer wixii markaas ka dambeeyey. Warbixintan waxaa diyaarisay Laanta Afghan ee VOA.
7–
Israel ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba go’doominayso Marinka Gaza, taasoo l
Israel ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba go’doominayso Marinka Gaza, taasoo la micno ah inay ka jarayso cunnada, biyaha iyo korontada. Gaza ayaa waxaa maamula kooxda Xamas oo hadda dagaal kula jirta Israel, balse waxaa ku nool in ka badan 2 milyan oo shacab ah. Dhimashada labada dhinac ayaa sii kordheysa iyada oo weli ay dagaalladu sii socdaan. Saraakiisha caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa sheegay in dhowr iyo toban Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, lagu dilay duqeyn ay Israel ka gaysatay xerada qaxootiga ee Jabalia, Isniintii. Saraakiisha caafimaadka ayaa intaas ku daray in in ka badan 500 oo qof ay ku dhinteen dagaallada ugu dambeeyey, halka 120,000 oo qofna ay guryahooda ka carareen.
151
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday go’aan ay si ku-meel gaar ah u
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday go’aan ay si ku-meel gaar ah ugu hakisay tallaabadii ay xukuumadda Kenya ay ku doonaysay inay ciidamo boolis ah ugu dirto dalka Haiti, ee ay ka jiraan falalka amni darrada ee kooxaha burcadda. Maxkamadda ayaa ku go’aanka ay soo saartay ku tilmaantay in qorshaha xukuumadda uu yahay mid dastuurka dalka baal marsan. Go’aankan ayaa imaanaya xilli toddobaadkii hore ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay meel mariyeen in Kenya ay hagaamiso hawlgalka caalamiga ah ee ciidamada booliska loogu diro dalka Haiti.
3–

Similar Accounts

The Real Queen👸🏻👑
The Real Queen👸🏻👑
@aximasmihrabi
1,700,000 followers · TikTok
Jamad🇸🇴
Jamad🇸🇴
@_jamaaad
1,285,220 followers · Instagram
Maryan Ahmed Ali
Maryan Ahmed Ali
@maryan_ahmedey
1,152,802 followers · Instagram
Natasha♥️🇸🇴🇸🇴
Natasha♥️🇸🇴🇸🇴
@natasha_gwal
1,100,000 followers · TikTok
IDNA ABDI BUSURI
IDNA ABDI BUSURI
@adnahenna123
1,067,471 followers · Instagram
Mohamed Hassan Hussein Hassan
Mohamed Hassan Hussein Hassan
@mohamedhas0san
1,039,610 followers · Instagram
Shaadiya Abdullahi 🎤👩‍🎤😘
Shaadiya Abdullahi 🎤👩‍🎤😘
@shaaadiya_sharaf
961,185 followers · Instagram
Shaaadiyo_ Sharaf02
Shaaadiyo_ Sharaf02
@shaaadiyo_sharaf02
881,600 followers · TikTok
Qurux Ku Dhiigle
Qurux Ku Dhiigle
@jackdawson1
876,800 followers · TikTok
Jp_D+CM 🇸🇴
Jp_D+CM 🇸🇴
@a1.fatah_jp
875,700 followers · TikTok
🅃🄴🄰🄼_🄹🄸🄸🅁🄾_🅀🄰🄱🄾
🅃🄴🄰🄼_🄹🄸🄸🅁🄾_🅀🄰🄱🄾
@loosey8
874,000 followers · TikTok
Horn Cable Tv
Horn Cable Tv
Horn Cable Tv
857,000 followers · YouTube
Balanbaalis Studio
Balanbaalis Studio
Balanbaalis Studio
850,000 followers · YouTube
💜🅐🅡🅜🅨⁷⟬⟭💜
💜🅐🅡🅜🅨⁷⟬⟭💜
@mumtaztae
823,900 followers · TikTok

FAQ: Instagram Statistics and Insights for @voasomali

How many Instagram followers does @voasomali have?

@voasomali has 20,436 followers on Instagram.

What is @voasomali's Instagram engagement rate?

The average engagement rate on @voasomali's recent posts is about 0.24%.

How many likes does @voasomali get per post?

@voasomali gets around 11 likes and 5 comments per post on average.

What does @voasomali post about?

@voasomali mostly posts about Education.

* Copyright: Content creators are the default copyright owners. Images, texts, videos, posts and profiles shown here are published on public domains and the respective social media for public viewing.

StarNgage
FacebookInstagram
App StoreGoogle Play
우리는 StarNgage에서 소셜리 분산 된 비주얼 컨텐츠가 광고의 미래라고 믿습니다. 인스타그램/틱톡에서 이미 현실화되었고 우리는 브랜드들이 이 모험에서 이길 수 있도록 도와주고자 합니다. 이 플랫폼은 브랜드들이 인플루언서 마케팅 활동을 측정하고 인플루언서들과 협업하여 콘텐츠를 만들 수 있게 도와줍니다.

StarNgage+ 소개

우리에 대하여문의하기블로그파트너 프로그램가격자주 묻는 질문

브랜드를 위한

소셜 미디어 인플루언서마이크로 인플루언서인스타그램 인플루언서인스타그램 마케팅 서비스인플루언서와 제품 샘플링인플루언서 순위브랜드 랭킹상위 크리에이터 순위

콘텐츠 크리에이터를 위한

스포트라이트사진 이야기

Top Ranking Industry Data

인스타그램 인플루언서 순위YouTube 크리에이터 순위틱톡 크리에이터 순위쓰레드 생성자 순위

Top Countries

United StatesIndiaAustraliaSingaporePhilippinesMalaysiaSouth KoreaJapan

Top Categories

Acting and DramaAnimalsAnimation and CosplayArts and CraftsAuto and VehiclesBeauty and Self CareDIY and Life HacksEducationEntertainment and MusicFashion and AccessoriesFinanceFitness and HealthFoodFunny
GamesHome and GardenLife and SocietyNatureOutdoor ActivityPetsPhotographyProduct EducationProduct ShowcaseRomance and WeddingSportsTravelUpskilling

StarNgage © 2015-2026. 판권 소유자
Privacy Policy이용약관