VOA SOMALI
Waa Bogga Instagram-ka Laanta Af-Soomaaliga ee VOA Washington.
-% der Follower von @voasomali sind weiblich und -% sind männlich. Die durchschnittliche Engagement-Rate bei den Beiträgen liegt bei rund 0.24%. Die durchschnittliche Anzahl von Likes pro Beitrag beträgt 11 und die durchschnittliche Anzahl von Kommentaren beträgt 5.
@voasomali liebt es, überBildung.
20,436
Follower
0.24%
Engagement Rate
16
Engagement pro Beitrag
11
Durchschnittliche Likes pro Beitrag
5
Durchschnittliche Kommentare pro Beitrag
1,258,024
Weltrang
-
Länderrang
-
Kategorierang
Follower- und Beitragswachstumstrends
Wachstumstrends der Engagement-Rate
Publikumsgeschlecht
Dominierende Altersgruppe
Interessen
Erwähnungen - Konten
Erwähnungen - Hashtags
4
4
4
Engagement Rate
Likes und Kommentare
Bedeutende Influencer
Audience Brand Affinity
Ähnliche Konten
14,992 followers
Aktuelle Beiträge
Madaxa howlgalka ATMIS ayaa ku baaqay taageero caalami ah oo la siiyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowr furin oo kala duwan oo dalka ah kula dagaalamaya kooxda Al-Shabaab. Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya aysan u baahneyn kaliya tababar, balse ay u baahan yihiin qalab, xirfado ay helaan saraakiisha, iyo in la qaado xayiraadda hubka, si dalka u iibsan karo hub. Wareysi uu siiyey VOA Somali, ayaa Souef waxa uu ku sheegay in Soomaaliya ay leedahay “ciidan da’yar” ayna beesha caalamka mas’uuliyad ka saaran tahay inay ku taageeraan hub, rasaas iyo aqoon xirfadeed. “Waad aragtay waxa ka dhacay Israel, arrinta u dhaxeysa Xamas iyo Israel, deg deg ayey saaxiibadooda, oo Mareykanka ku jiro, deg deg ayey u qaateen go’aan ay ku taageerayaan Israel, marka ay noqoto hub iyo rasaas,” ayuu yiri isaga oo soo xiganaya dagaalka Israel iyo Xamas, kaasi oo dhaliyey in Mareykanka uu maalmo gudahood ku diro gargaar militari oo deg dega ah. “Waxaan u maleynayaa in Soomaalida ay hadda la tacaalayaan cunaqabateynta … inay tahay in la qaado xayiraadda.” Souef waxa uu sheegay in qaar ka mid ah dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya ay ogolaadeen inay ciidamada Soomaaliya ugu deeqi doonaan qalab, baabuur iyo qoryo marka ay dalka ka baxaan bisha December ee 2024. Waxa uu xaqiijiyey in Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika uu ansixiyey codsiga Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bil ah la hakiyo bixitaanka 3,000 oo askari oo nabad-ilaaliyeyaal ah. “Si rasmi ah ayaa dib loogu dhigay saddex bil.”
11
0
Taalibaan ayaa beenisay warar ku saabsan inay isku dayayaan inay ku biiraan dagaal-yahannada Xamas, kadib markii qoraal been-abuur ah oo lasoo dhigay barta X lagu sheegay in kooxda reer Afghanistan ay dooneyso inay safarto si ay ugu biirto dagaalka. Fallanqeeyayaasha ayaa sheegay in tani ay Taalibaan galisay xaalad adag oo ah in ay si cad uga laabtaan taageerada Xamas, lagana yaabo in ay ka careysiiyeen qaar ka mid ah xubnahooda. Cinwaanka baraha bulshada ee Taliban Public Relations, oo markii dambe magaca u beddeshay #Free Palestine, ayaa Sabtidii soo qoray in Taliban ay la xiriirtay Iran, Iraq iyo Jordan kana codsatay marin ay ugula biiraan Xamas dagaalka socda ee ay kooxda kula jirto Israel. Qoraalka oo la daawaday in ka badan 2.5 milyan oo jeer, ayaa waxaa sidoo kale qaatay qaar ka mid ah warbaahinta. Madaxa xafiiska siyaasadda Taliban ee Doha, Mohammad Suhail Shaheen ayaa koox weriyayaal ah oo ku jiray group WhatsApp ah u sheegay in warkan uu yahay mid aan sax aheyn. “Sax ma ahan,” ayuu qoray isaga oo ka jawaabaya su’aal, waxaana uu intaas ku daray “Waa warar ku-tiri ku-tayn ah, ma ahan war xaqiiq ah.” Afhayeenka Taliban Zabiullah Mujahid ayaa u sheegay VOA in “wasaaradda arrimaha dibedda Taliban ay soo saartay war-saxaafadeed, islamarkaana mowqifkood uu weli sidiisa yahay.” Bayaanka wasaaradda arrimaha dibedda Taliban oo lasoo saaray Sabtidii ayaa lagu sheegay “Inay si taxaddar leh isha ugu hayso dhacdooyinka Gaza.” “Imaaradda Islaamiga waxay u aragtaa difaac kasta iyo iska caabin kasta oo shacabka Falastiin ay ku doonayaan xorriyadda dhulka iyo goobaha barakeysan inay tahay xuquuqdooda saxda ah,” ayaa lagu yiri bayaanka. Dagaalka Israel iyo Xamas ayaa billowday Sabtidii kadib markii dagaal-yahannada Xamas ay jebiyeen xeyndaabyada xuduudda Gaza, ayna galeen magaalooyinka koonfurta Israel. Xamas ayaa aheyd mid ka mid ah kooxihii ugu horreeyey ee Taliban ugu hambalyeeyey inay la wareegtay awoodda Afghanistan 2021. Labada koox ayaa kadib kulmay dhowr jeer wixii markaas ka dambeeyey. Warbixintan waxaa diyaarisay Laanta Afghan ee VOA.
7
0
* Urheberrecht: Inhalteersteller sind standardmäßig die Urheberrechtsinhaber. Diese Informationen, einschließlich Bilder, Texte, Videos, Beiträge und Profile, werden auf öffentlichen Domains und den entsprechenden sozialen Medien zur öffentlichen Ansicht veröffentlicht.
FAQ: Instagram Statistiken und Einblicke für @voasomali
Wie kann ich auf Instagram Statistiken und Analysen für @voasomali zugreifen?
StarNgage bietet umfassende Analyseberichte, die wichtige Kennzahlen und Einblicke liefern, um ein umfassendes Verständnis von @voasomali zu erhalten. Sie können verschiedene Aspekte erkunden, einschließlich Instagram Follower-Statistiken wie Follower- und Beitragswachstumstrends, Engagement-Rate und deren Wachstumstrends. Darüber hinaus können Sie Informationen über die durchschnittliche Anzahl von Likes und Kommentaren pro Beitrag, Einblicke in Ihre Follower- oder Publikumsdemografie, Markenaffinitätsdaten, Erwähnungen relevanter Hashtags, ähnliche Konten und die neuesten Beiträge erhalten.
Wie viele Follower hat @voasomali derzeit auf Instagram?
Seit dem letzten Update hat @voasomali auf Instagram eine engagierte Anhängerschaft von 20,436 Followern aufgebaut.
Welche Einblicke und Analysen sind in dem vollständigen Bericht für @voasomali auf Instagram enthalten?
Unser vollständiger Instagram Analysebericht bietet einen umfassenden Überblick über @voasomali auf Instagram. Dieser Bericht enthält detaillierte Informationen zum Wachstum der Follower im Laufe der Zeit, zu Engagement-Metriken und zur Beitragsfrequenz sowohl wöchentlich als auch monatlich. Um auf diesen umfassenden Bericht zuzugreifen, registrieren Sie sich bitte und erstellen Sie ein neues StarNgage-Konto oder melden Sie sich bei Ihrem bestehenden Konto an.
Kann ich verfolgen, wie sich die Engagement-Rate von @voasomali auf Instagram entwickelt hat?
Ja, die Analysetools von StarNgage ermöglichen es Ihnen, die Entwicklung der Engagement-Rate von @voasomali im Laufe der Zeit auf Instagram zu verfolgen. Diese Daten helfen Ihnen dabei, die Effektivität der Engagement-Strategien von @voasomali zu bewerten.
Wie kann das Verständnis der Demografie des Publikums von @voasomali auf Instagram nützlich sein?
Einblicke in die Demografie des Publikums von @voasomali auf Instagram können äußerst wertvoll sein. Dies ermöglicht es Ihnen, Ihre Influencer-Inhalte und Marketingstrategien besser auf die Follower von @voasomali abzustimmen, da Sie Informationen über Alter, Geschlecht, Standort und Interessen haben.
Wie kann ich Markenaffinitätsdaten nutzen, um meine Marketingstrategie auf Instagram mit @voasomali zu verbessern?
Markenaffinitätsdaten sind ein mächtiges Instrument, um zu verstehen, welche Marken oder Produkte Ihr Publikum am meisten interessieren. Diese Informationen können Ihre Content-Kooperationen und Partnerschaften auf Instagram leiten und Ihre Bindung an Ihre Zielgruppe verbessern.